|
Buuga waxbarashada fasalka 8Žaad Fasalka Iskuulka Bisha,
sanadka Waxyaabaha
la doonayo in laga wada hadlo fasalka 8Žaad waa:
Waxaad u sheegtaa lataliyehaaga waxaad ku mashquulsanayd intii dambe. Ma
waxbaa iska bedeley, tusaale ahaan,
nolashaada iyo gurigiina, ama iskuullka iyo waqtigaa
aad fasaxa tahay. Xagee iyo sidee ayaad rabtaa inaad u deggenaato? Safaro/ fasaxyo/ dalxiisyo
Waqtiga aan tahay fasaxa Sidee u isticmaasha waqtiga aad tahay fasaxa. Ma
sport, saxiibada, misa shaqo. ma
isticmaashaa waxyaabaha lagu sameeyo iskuulka dhalinyarada
(ungdomsskolen) Iskuulkayga Sheeg
waxyaabaha aad ku fiicantahay. Sheeg
waxyaabaha aad ku xuntahay. Maxaad
rabtaa inaad kusii fiicnaato? Waxbarashadee
maskaxda kuugu jirta markaad dhamayso fasalka 9Žaad inaad
bilaabayso?
Wax ka ogoow waxbarashadaada Waa
maxay qorshahaaga sanadka dambe? Doorashhoyinkaaga
maadooyinka faslka 9Žaad
|